Xildhibaan Aadan Keynaan oo xil sare ka qabtay Xisbiga talada Kenya haya

Waxaa xil ka qaadis lagu sameeyay Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale, kadib kulan xasaasi ah oo ay yeesheen xisbiga talada dalka Kenya haya ee Jubalee. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shir gudoominayay kulanka ay yeesheen xisbiga talada Kenya haya ee maanta xilka Hogaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya looga xayuubiyay Xildhibaan Aadan Barre. … Continue reading Xildhibaan Aadan Keynaan oo xil sare ka qabtay Xisbiga talada Kenya haya